berberatoday.com
“Abiy Ahmed Aakhirka Wuxuu Rabaa Xoog Iyo Xeelad Miday Doonataba Ha Noqotee Inuu Dekad Ka Hello Xeebaha Somaliland Waana Sababta uu Udhistay Ciidanka Bada”Waxa Qoray Filaaqeeye Siyaasadeed Cabdi Yasin Yool
March 25, 2023 - Written by admin
Ra’iisal-wasaaraha Itoobiya Abiye Axmed Cali ,
wuxuu doonayaa inuu ka takhaluso Qowmiyada Amxaarada oo iyadu kaalin weyn ku lahayd inuu yimaado Xukunka Itoobiya,iyagoo doonayey inay ku shaqaystaan wuxuu doonayaa inuu marqudha si,isku mida uga takhaluso saaxibadii iyo cadawgiisa labadaba.
Wuxuu dabakhayaa maah-maahda tidhaa .
إن الوصول للقة صعب ،والاصعب من هو الحفاظ عليها.
“Halka ugu saraysa inaad gaadho way adag tahay balse waxaa ka sii dhib badan inaad ilaashan Kari waydo” .
Abiye Axmed oo ahaan jiray Kornayl sirdoon wuxuu Aaminsan yahay Siyaasada (Makamakvilisam Politics),oo ah arragti odhanaysa cid kasta oo Kursiga ku saartay ka takhalus oo dadkii Mucaaradka kugu ahaa Soo dhawayso.
Imika wuxuu soo dhawaystay oo heshiis la gallay Xoogaga Tigrayga ee TPLF, waxaana heshiiskan sas iyo baqdin ka qaaday Amxaarada oo isu taqaana inay leedahay Abasiiniya rabtana in meesha Laga saaro Federalka oo Itooba loo sameeyo Dawlad Dhexe (central government),taas oo dani ugu jirin Qowmiyadaha kale ee Itoobiya.
Dagaalkii hore waxaa isku dhinac ahaa Amxaarada iyo Abiye Axmed,si loo wiiqo Awooda Tigrayga,dagaalka soosocda waxaa isku dhinac. ah Abiye Axmed iyo Tigrayga markan waxaa weerar lagu yahay Qowmiyada Amxaarada oo ah waxa loo yaqaano (Deep State).
Ra’iisal-wasaare Abiye Axmed wuxuu dagaalkii Tigrayga isticimaallay Madaxweynaha Eriterea Isaias Afwerki ,oo la’aantii Abiye ku guulaysteen dagaalka Tigrayga .marka soosocota Abiye wuxuu sutida uqabanayaa oo cidhiidhi gelin ,doonaa Isaias Afwerki iyo Eriterea, labadaba waayo wuxuu adkaystay in Xukunkiisu cago Adag isku taago ,hadaan la khaarajin Itoobiya wuxuu Xukumi karaa 40 Sanno oo danbe waayo Abiye Axmed wuxuu doonayaa inuu noqdo Boqor oo Kale oo Xukunka ku fadhiyo Intuu noolyahay.
Abiye Axmed waa Hogaamiye caqli badan oo garanaya wuxuu doonayo iyo halka uu usoco,aakhirka wuxuu rabaa xoog iyo xeelad miday doonataba ha noqotee inuu Dekad ka hello Xeebaha Somaliland waana sababta uu udhistay Ciidanka Bada .
May be an image of 1 person
Waxa Qoray Cabdi Yaasin Yool

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews