Ciidamada Qaranka Somaliland Oo Soo Bandhigay Qaabkii Ay Shalay Usoo Weerareen Kooxaha Huwanta Ahi Iyo Jabkii Ka Raacay”Daawo Muuqaal
March 28, 2023 - Written by admin
Laascaanod(Berberatoday.com)-Ciidanka qaranka somaliland ayaa soo bandhigay muuqaalka qaabkii kooxaha huwanta ahi ee ku sugan gudaha magaalada laascanood usoo weerareen fadhiisimada ciidanka ee duleedka magaalada laascanood iyo jabkii ay gaadhsiiyeen.