berberatoday.com
Madaxdhaqameed Kasoo Kicitimay Muqdisho Oo Soo Gaadhay Magaalada Laascanood.
March 28, 2023 - Written by admin

Laascaanod(Berberatoday.com)-Madaxdhaqameed kazoo kicitimay magaalada muqdisho oo ujeedada socdaalkoogu ahayd ka qayb qaadashada dadaalad nabada loogu raadinayo dagaalka ka taagan magaalada laascanood oo maray magaalada garoowe oo aybkula kulmeed qaarkamid ah isimada gobolka sool ayaa maanta soo gaadhay magaalada laascanood halkaasi oo ay kusoo dhaweeyeen garaarada gobolka sool

Madaxdhaqameedkan ayaa kulan la xidhiidha xal uhelida xaalada laasanood la qaatay garaada iyo gudida gobolka sool

Dhanka kale madaxdhaqameedkan ayaa lafilayaa in ay safar ku yimaadaan caasimada Somaliland ee hargaysa kuwaasi oo kulamo la qaadan doona madaxdhaqameedka Somaliland ee loo xil saaray xal uhelida colaada laascanood iyo xukuumadaba.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews