berberatoday.com
Dawlada Maraykanka Oo Madaxwaynaha Somaliland Kala Hadashay Laba Qodob Oo La Xidhiidha Dagaalka Laascanood Iyo Doorashooyinka Jsl.
March 30, 2023 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Safiirka dawlada maraykanka ufadhiya magaalada muqdisho ayaa qoraal uu kubaahiyay barta uu ku leeyahay twitrerka kaga hadlay kulan uu la yeeshay madaxwaynaha Somaliland muuse biixi

Sidoo kale safiirka maraykanka ayaa madaxwaynaha Somaliland ugu baaqay in uu ciidamada qaranka ka fogeeyo magaalada laascanood iyo in uu ku dhawaaqo khariirada qabsoomida doorashada Somaliland

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews