berberatoday.com
Hargeysa oo Lagu Soodhaweeyay Madax Dhaqameed Beelaha Hawiye Kasocda oo Muqdisho Kasoo Kicitimay Iyo Ujeedada Socdaalkooda
March 30, 2023 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madax Dhaqameed Isugu Jira Ugaasyo,Salaadiin, Malaaqyo Iyo Wabaro Kasoo Jeeda Beelaha Irir Samaale Gaar Ahaan Beelaha Hawiye Oo Goordhaweyd Kasoo Dagay Garoonka Diyaaradaha Hargeysa ee Cigaal International Iyagoo Uyimi Arimo La Xidhiidha Nabadaynta Xaalada Laascaanod Waxaana Garoonka Kusoo Dhaweeyay Waftiga Muqdisho Kayimi Madax Dhaqameedka Somaliland
Madax Dhaqameefkani Maaha Kuwii garowe Iyo Laascaanod Yimi ee Waa Kuwo Toos Muqdisho Uga Soo Duulay Waana Kuwii Hore Usheegay Inaanay Dhex Ahayn Madaxdhaqameedkii Garowe Iyo Laascaanod Hore Uyimi Hadana Kusugan Garowe.
Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews