berberatoday.com
“Waxaan Aaminsanahay, In Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi, Ay Muddo Dheer Ku Eegaysay Gobolka Sool, Muraayad Madow, Iyo Siyaasad Madhalays Ah”Siyaasi Maxamuud xaashi.
March 30, 2023 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Kaah Maxamuud xaashi Cabdi ayaa ku Baaqay in loo baahan Yahay in arinta Gobolka  Sool lagu eego muraayad cad iyo talo miisaan isagoo sheegay in Xukuumada Madaxwayne Biixi hagratay mudo dheerna ku eegaysay muraayad madow iyo siyaasad madhalays ah isagoo Arimahaasi ka hadlayana wuxu Yidhi:

“Sool Waa In lagu Eego Muraayad Cad, iyo Talo Mug leh.

Waxaan Aaminsanahay, In Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi, Ay muddo dheer ku eegaysay gobolka Sool, muraayad madaw, iyo Siyaasad madhalays ah.

Sidaa darteed, mar haddii aynu aragno madhaxii arrintaa, maanta waxaa lagama maarmaan ah in lagu eego, muraayad cad iyo talo mug leh, oo aan lagu  madiyeyn maamulka  jira .

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews