Badhasaabka Gobolka Maroodi Jeex Oo Kormeer Ku Tagay Biriijka Dacar Budhuq Oo Roobabkii Waxyeelo Soo Gaadhsiiyeen.
March 31, 2023 - Written by admin
Dacarbudhuq(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Gobolka maroodi jeex oo ay weheliyaan masuuliyiin kale ayaa kormeer ku tagay biriijka dooxa dacar budhuq oo daadadkii waxyeelo balaadhan soo gaadhsiiyeen