Dawlada Maraykanka Oo Xukuumada Somaliland Ugu Baaqay In Qabato Doorashada Madaxtooyada Iyo Taalaabooyinka Ay Ugu Hanjabtay!
April 1, 2023 - Written by admin
Washington(Berberatoday.com)-Dawlada Maraykanka ayaa si cad sheegay sida ay uga walaacsanyahay dib u dhaca doorashada madaxtooyada ee Somaliland, iyadoo xukuumada somaliland Usoo jeedisay inay miiska soo saarto qorshihii doorashada lagu qaban lahaa
dhanka kale dawlada maraykanka ayaa madaxda Somaliland ugu hanjabtay inay cuno qabatay saarayso cidkasta oo loo arko in ay caqabad ku tahay qabsoomida doorashada madaxtooyada