“Hadii Aanu Nahay Jamahuuriyada Somaliland Kama Daalin Doono Difaaca Dalkayga”Wasiirka Difaaca Cabdiqani Caateeye Fariin
April 1, 2023 - Written by admin
“Waxaan ubandhignay maleeshiyaadka xabad joojin shuruud la’aan ah, sidaas oo kale waxay diideen dhexdhexaadinta dowladda Itoobiya. Haddii aanu nahay Jamhuuriyadda Somaliland Kama daali doono inaan difaacno dhulkayaga”
Wasiirka Difaaca JSL Cabdiqani Caateeye