Xayawaan Aan La Aqoonsan Oo Laba Qof Ku Dhaawacay Magaalada Borama!
April 1, 2023 - Written by admin
Borama(Berberatoday.com)-Xayawaan aan la aqoonsan nooca uu yahay ayaa habeenkii xalay laba qof ku dhaawacay magaalada boorama kuwaasi oo xaaladooda caafimaad lagu dabiibayo cisbitaalka magaalada Borama.