Wasiirka Arrimaha Gudaha Jsl Oo Kulan La Yeeshay Safiirka Cusub Ee Itoobiya Usoo Magacowday Somaliland!
April 4, 2023 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha JSL Maxamed Kaahin Axmed, uu wehelinayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Maxamed Yuusuf Ismaaciil, ayaa kulan la qaatay Safiirka Cusub ee Dawladda Federalka Itoobiya u soo magcawday Jamhuuriyadda Somaliland, Ambassador Delil Kedir Bushra.
