Gudoomiyaha Maxkamada Gobolka Maroodi Jeex Oo Dhaariyay Xildhibaan Caydaruus Oo Kamid Noqon Doona Golaha Deegaanka Hargaysa!
April 7, 2023 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Caydaruus Cabdisamad Cige ayaa loo dhaariyey xubinimada Golaha Deegaanka Hargeysa. Waxa uu buuxiyey Kursiga uu baneeyey alle ha u naxariisto’e marxuum Ismaaciil oo dhawaan geeriyooday.
Guddoomiyaha Maxkamada Gobolka Maroodi-jeex ayaa dhaariyey xildhibaanka cusub ee kamid noqday golaha Deegaanka Hargeysa.