“Dalka Waa lagu Soo Duulay, Ee Waa In Aynu Midnimadeena Ku Difaacnaa, Ciidanka Dhaawacana Ahna, Iyo Kuwo Ku Dhintay Eheladoodana, Waa In Wax La Taraa”Gudoomiye Faysal.
April 8, 2023 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal cali waraabe ayaa sheegay in Somaliland lagu soo duulay islamarkaana shacabka Somaliland looga baahan yahay in ka qayb qaataan difaaciisa.