Madaxwaynaha Somaliya Oo Amaro Culus Kasoo Saaray Gaadiid Hubaysan Ee Magaalada Muqdisho Lagu Dhex Arko!
April 8, 2023 - Written by admin
Muqdisho(Berberatoday.com)-Madaxwaynaha somaliya xasn sheikh maxamuud ayaa amar culus kazoo saaray gaadiiidka hubaysan ee magaalada muqdisho lagu dhex arko iyo masuuliyiinta amar la,aan isdifaaca sameeya.