Xukuumada Somaliland Oo Jawaab Ka Bixisay Eedo Uga Yimid Maamul Goboleedka Punthland. H
April 8, 2023 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada biyaha Somaliland cali mareexaan ayaa jawaab kulul ka bixiyay eedo ay maamul goboleedka punthland usoo jeediyeen Somaliland isagoo sheegay in in maamulkaasi yahay mid isagu diidan Somalinimada.