berberatoday.com
Madaxwaynaha Dalka Jabuuti Oo Qasriga Madaxtooyada Ku Qaabiley Ergayga Somaliya Uqaabilsan Wada Hadalada Somaliland!
April 10, 2023 - Written by admin

Jabuuti(Berberatoday.com)-Madaxwaynaha Dalka jabuuti Ismacil cumar geele ayaa qastiga madaxtooyada uqaabiley ergayga madaxwayne xasan umagacaabay dib ubilaabida wadahadalada Somaliland iyo somaliya Cabdikariim xuseen Guuleed oo booqasho ku jooga dalka jabuuti/

Cabdikariim xusen Guuleed oo kulan madaxwayne geele kadib uwaramay warbaahinta dalka jabuuti ayaa faah faahin ka bixiyay ujeedada safarkiisa iyo nuxurka kulanka uu la qaatay madaxwaynaha jabuuti isagoo sheegay in ay wada hadleen sidii loo bilaabi lahaa wada hadaladii udhexeeyay Somaliland iyo somaliya

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews