berberatoday.com
Xildhibaan Mubaarik Xeel Dheere Oo Ka Hadlay Dil Ka Dhacay Deegaan Katirsan Gobolka Togdheer,Xukuumadana Ugu Baaqay In Ay 24saacadood Kaga Jawaabto.
April 10, 2023 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan mubaarik xeel dheere oo katirsan mudanayaasha golaha wakiilada ayaa si kulul uga hadlay dil ka dhacay deegaan katirsan gobolka togdheer iyo sidii maamulka gobolka uga hawlgaleen falkaasi

Sidoo kale xildhibaan mubaarik ayaa maamulka gobolka togdheer gaar ahaan taliska ciidanka booliska ku eedeeyay in ay dad shacab ah xabad nool la dhaceen halkaasi oo uu ku eeriyooday hal qof islamarkaana ilaa hada aanay ka hadal maamulka gobolka togdheer.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews