Odayaal Iyo Xildhibaan Ka Hadlay Dil Dhacay Deegaan Katirsan Gobolka Togdheer Oo Fariin Culus Udiray Xukuumada.
April 12, 2023 - Written by admin
Burco(Berberatoday.com)-Odayaasha iyo waxgaradka deegaanka xangeeya oo katirsan Gobolka Togdheer oo uu weheliyo xildhibaan mubaarik xeeldheere oo mudanayaasha laga soo doortay gobolka saaxil ayaa si adag uga hadlay dil dhawaan ka dhacay deegaan xangeeya kaasi oo marxuum ay ciidamada boolisku dileen aan ilaa hada la aasi
Odoyaashan iyo xildhibaanka ayaa xukuumada madaxwayne biixi ku eedeeyay in ilaa hada aanay wax talaabo ah aanay ka qaadin cidii dilkaasi gaysata islamarkaana aanay ka hadal.