Profesor Cabdisalaan Yaasiin Gabay Xad Oo Ka Hadlay Xaalada Guud Ee Dalka Iyo Shaqada Looga Baahan Yahay Gudida Doorashooyinka!
April 12, 2023 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Prof Cabdisalaan Yaasiin oo kamid ah halgamayaashii dib uxoraynta Somaliland eek u bahoobay ururka miisaan ayaa ka hadlay xaalada guud ee dalka Somaliland iyo caqabadaha ku xeeran isagoo ku baaqay in loo baahan yahay in dalku doorasho galo islamarkaana la difaaco qaranka
Sidoo kale Prof Cabdisalaan Yaasiin ayaa si toosa ula hadlay gudida doorashooyink qaranka iyo waxyaabaha looga baahan yahay.