Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland Oo Kulan La Qaatay Safiirka Dalka Itoobiya Ufadhiya Magaalada Hargaysa.
April 12, 2023 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Gaashandhiga Somaliland oo xafiiskiisa kula kulmay Safiirka Ethiopia u fadhiya Somaliland Ambassador Dalil kadir Bushra oo uu wehelinayo u qaybsamaha difaaca (Military attache)
Arimaha Amniga iyo Ganacsiga ayay sheegeen inay ka wada hadleen.


