berberatoday.com
Hanti Dhawrka Guud Ee Qaranka Oo Joojiyay Xil Wareejinta Agaasimihii Maamulka Iyo Lacagta Ee Wasaarada Waxbarashada Iyo Sobobta!
April 13, 2023 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Hanti dhawraha guud ee qaranka Axmed Yuusuf Dirir ayaa joojiyay xil wareejin uu samayn lahaa agaasimihii maamulka iyo lacagta ee wasaarada waxbarashada oo wasiir toorno maalintii shalay umagacaabay gudoomiyaha xafiiska imtixaanaadka qaranka

Sidoo kale hanti dhawrka guud ee qaranka ayaa joojinta xil wareejinta agaasimaha maamulka iyo lacagta wasaarada waxbarashda Cabdiqaadir Cabdilaahi Jaamac (jeex) ku sobobeeyay baadhitaan musuq maasuq oo xafiiska hanti dhowrku ka wadeen wasaarada islamarkaana uu agaasime waaxeedka maamulka iyo lacagtu fure uyahay baadhitaan

Dhanka kale hanti dhawraha guud ee qaranka ayaa sheegay in badelka agaasime jeex ay u arkaan ka raad gadasho musuq maasuq oo uu samaynayo wasiirka waxbarashadu

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews