Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Ee Jsl Oo Xafiiskiisa Ku Qaabiley Safiirka Dalka Itoobiya Ufadhiya Hargaysa!
April 14, 2023 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland mudane Aadam Xaaji Cali Axmed, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka dalka Itoobiya u qaabilsan Somaliland Amb Delil Kedir Bushra, kaasi oo booqashadiisii koowaad ku yimid Maxkamadda Sare.
