Ganacasade Caana oo Kooxaha Huwanta Ahi Ku Dileen Xalay Laascaanood
April 15, 2023 - Written by admin
Allah ha u naxariisto Jaamac Cilmi Kadiye oo loo yaqaano (Jaamac Qaxoonti) kana mid ahaa ganacsatada waaweyn ee magaalada Oo Caawa lagu Dilay Laascaanood. Marxuunkan ayaa Xalay lagu dilay magaalada Laascanood waxaanu ka mid ahaa ganacsatada waawayn ee magaalada keenta shiidaalka islamarkaana ku leh Kaalmaha ugu badan ee shiidaalka iibiya Waxaana ka laasheegay in dilkiisu yimi kadib markii shiidaal khasab ah kooxaha huwanta ahi kadooneen iyagoo hore uboobay qeybo kamida Kaalmihiisa shiidaalka,xalay markay Marxuumka dileen ayay shiidaalkii kaalinta uu joogay gaadiidkooda ka buuxsadeen