Shil Gaadhi Sobobay Khasaare Oo Ka Dhacay Duleedka Galbeed Ee Magaalada Hargaysa.
April 18, 2023 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Shil gaadhi dhayne ah oo siday dad rakaabka ah ayaa galabta ka dhacay duleedka galbeed ee magaalada hargaysa kaasi oo sobobay khasaare dhaawac iyo burbur hantiyeed iskugu jira.