berberatoday.com
Doontii Uhoreysay oo Badeecad Usida Ganacsatada Somaliland ee Gobolka Sanaag oo Kusoo Xidhatay Dekeda Maydh
April 19, 2023 - Written by admin
Maydh(Berberatoday.com)-Doontii ugu horeeyay oo sida badeecad ay ka keentay wadamada Khaliijka Carabta oo ku soo xidhay Dekedda Maydh ee Dhawaan Xukumada Somaliland Dhistay ee Gobolka Sanaag.
Doontan ayaa Badeecado kala duwan usida Ganacsatada Gobolka Sanaag ee Somaliland waxaana la filayaa Maalmaha soo socda inay Doonyo kalena kusoo xidhan doonaan.
Dekedan ayay Xukumada Somaliland ugu talagashay inay ka adeegtaan oo Badeecadaha kala soo dagaan waxna ka dhoofiyaan ganacsatada iyo shacabka Gobolada Bari ee Somaliland.
Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews