Madaxwayne Muuse Biixi Cabdi Oo Markale Marwo Edna Aadan Umagacaabay Ergayga Gaarka Ah Ee Wada Hadalada Somaliland Iyo Somaliya!
April 19, 2023 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com-Madaxwaynaha jamhuuriyada Somaliland muuse biixi cabdi ayaa markale marwo Edna aadan ismaaciil umagacaabay ergayga Somaliland uqaabilsan wada hadalada somaliya iyadoo horena mar loogu magacaabay xilkan.