Dawlada Sucuudiga oo Sheegtay in La Arkay Bisha Shuwaal Berina Ay Ciid Tahay
April 20, 2023 - Written by admin
Dawlada Sucuudi Carabiya ayaa goordhaweyd ku dhawaaqday inay Maalinta beriya Jimce ah tahay maalinta koowaad ee bisha Shuwaal Sidaas darteedana ay tahay Ciidulfidri
