Sheekh Maxamed Cumar Dirir Oo Sharaxay Qaabka Loo Bixinayo Sakaatul Fidriga!
April 20, 2023 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Sheekh Maxamed cumar Dirir oo kamid ha culimada waawayn ee Somaliland ayaa sharaxay wakhtiga la bixinayo sakaatul fidriga qaabka loo bixinayo iyo qiimaha lacag ahaan lagu bixinayo.