Qaramad Midoobay oo Ka Hadashay Khasaaraha Nafeed ee Ka Dhashay Dagaalka Sudan Ka Socda
April 22, 2023 - Written by admin
Qaramada Midoobay Oo Sheegtay In Tiro Ka Badan 400 Qof Ay Ku Dhinteen Dagaalka Sudan.
Halka ay ku dhaawacmeen 3,500 Qof.
Dagaalka Sudan ayaa qarxay todobaadkii u dambeeyey, kaas oo dhexmaray ciidamada Milatariga iyo Ciidamada Rapid Support Forces (RSF)oo sida milatariga u tababaran.
Sida uu Sheegay Ururka Caafimaadka Aduunka ee WHO
