Madaxwaynaha Somaliya Oo Xafis Ufidiyay 100 Maxbuus Oo Ku Xidhnaa Jeelasha Magaalada Muqdisho!
April 23, 2023 - Written by admin
Muqdisho(Berberatoday.com)-Ilaa 127 Maxaabiis ah oo ku xidhnaa Xabsiyo ku yaala Muqdisho ayaa Maanta lagu sii daayay cafis madaxweyne, waxaana la tilmaamay in maxaabiista ay ahayeen kuwa galay dambiyo fudud.

Maxaabiistaan ayaa la sheegay in lagu sii daayay cafis uu u fidiyay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ku aadan munaasabada Ciida awgeed.