Dowladda Itoobiya Oo Aqbashay In Somalida Kasoo Qaxaysa Suudaan Ay Yimaadaan Dalkeeda!
April 24, 2023 - Written by admin
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Safaaradda Soomaaliya ee dalka Itoobiya ayaa xaqiijisay in dowladda Itoobiya ay aqbashay in Soomaalida ka soo qaxaysa Suudaan ay yimaadaan dalka Itoobiya, kaddib wadahadal ay la yeelatay mas’uuliyiinta safaaradda Soomaaliya ee Addis Ababa.
