Garaadka Guud Ee Beesha Fiqishini Oo Lagu Soo Dhaweeyay Deegaanka Adhi-caddeeye Ee Gobolka Sool.
April 24, 2023 - Written by admin
Sool(Berberatoday.com)-Garaadka Guud ee beesha fiqishini ayaa lagu soo dhaweeyay deegaano katirsan gobolka sool halkaasi oo uu shacabka gobolka ugu baaqay in ay nabad ilaaliyaan islamarkaana dadkii ka qaxay magaalada laascanood ay kusoo noqdaan magaaladoodii islamarkaana nabad qaataan garaaradadu.