Kulan Dhexmaray Wasiirka Waxbarashada Somaliland Iyo Gudoomiyaha Xafiiska Imtaxaanaadka Qaranka Oo Khilaaf Mudooyinkii Udanbeeyay Udhexeeyay + Xogaha Laga Helayo!
April 26, 2023 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Somaliland toorno iyo Gudoomiyaha xafiiska Imtixaanaadka qaranka Daa,uud axmed faarax ayaa maanta kulan ku yeeshay xafiiska imtixaanaadka kadib khilaaf cakiran oo soo kala dhexgalay labadan masuul kaasi oo wasiir sheegay in uu xilka ka qaaday udoomiye daa,uud wallow xilka qaadista wasiirka ay ka dhalatay dood sharci oo tilmaamaysa in aanu xilka ka qaadi Karin.
