Madaxwaynaha DDS Oo 20Milyan Oo Birr Ugu Deeqday Dib Udhiska Gobolka Tigrey!
April 29, 2023 - Written by admin
Jigjiga(Berberatoday.com)-Xukuumadda dowlad degaanka Soomaalida ayaa deeq lacageed oo dhan 20 milyan ugu deeqday gobolka Tigray, lacagtan ayaa loogu talo galay dib u dhiska iyo dayactirka goobihii ku burburay dagaalkii ka socday gobolka Tigray.
