Wasiirka Beeraha Somaliland Oo Kormeer Ku Tagay Deegaano Katirsan Gobolka Awdal.
April 29, 2023 - Written by admin
Borama(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada beeraha Somaliland cabdiqaadir Iimaan ayaa kormeer shaqo ku tagay deegaano katirsan gobolka awdal kaasi oo ujeedadiisa ahayd sidii uu ugu kuurgali lahaa wax soo saarta beeraha iyo shacab wax beerayaan xili roobka.