”Madaxweyaha Haddii La Caayo Kursiga Ayaa Cayda leh, Ha U qaadanina Subeer Awaloow In Idinka Laydin Caayey”Waxgarad
May 1, 2023 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Qaarkamid ah cuqaasha iyo waxaradka beelaha garxajis ayaa tafaasiil ka bixiyay hadal dhawaan kazoo yeedhay gudoomiyaha gudida beeshooda suldaan cado gude kaasi oo siyaabo kala duwan loo fasiray
Cuqaasha ayaa sheegay in suldaan caayay madaxwaynaha balse uuna waxba ka sheegin beesha uu kazoo jeedo iyagoo fariin udiray cidkasta oo xumaan ka dhex raadinaysa hadalka suldaanka.