Suldaan Cado Gude Oo Gabiley Lagu Casuumay Iyo Sababta”Daawo Muuqaal
May 1, 2023 - Written by admin
Gabiley(Berberatoday.com)-Xoghayaha xidhiidhka gobolkada iyo degmooyinka ee xisbiga waddani ganacsade maxamed cabdilaahi bookh ayaa shaaciyay in ay magaalada gabiley ku casuumayaan suldaan cado gude islamarkaana bulshada reer Somaliland yihiin dad wada walaalo ah
Sidoo kale xoghaye bookh ayaa sheegay in hadalka suldaan dad ka raadinayaan siyaasada iyo kala fogaynta bulshada.