Banka Dhexe ee Somaliland oo Xayiraad Kusoo Rogay Qaar Kamida Sariflayaasha Online-ka oo Ka Baydhay Qaabkii Isku Bedelka Lacagaha ee Loo Asteeyay
May 3, 2023 - Written by admin
Banka Dhexe ee Somaliland oo Xayiraad Kusoo Rogay Qaar Kamida Sariflayaasha Online-ka oo Ka Baydhay Qaabkii Isku Bedelka Lacagaha ee Loo Asteeyay
Xayiraad Sarriflayaal.
Baanka Somaliland waxaa uu halkan uga soo gudbinayaa Xayiraad sarriflayaasha hoos ku xusan kuwaas oo caadaystay in kala dhantaalaan adeeggooda sarrifka ee ay bulshadda siiyaan iyagga oo ka xidhaya gacanta danbe (Selling rate), qaar na ay sicirka Baanka Somaliland soo saaro wax dheeraysiiyaan taas oo baalmarsan xeerka sarrifka.