Cabdiraxmaan Bayle Oo Lagu Casuumay Jaamacada Camuud Iyo Nuxurka Khudbad Uu Ujeediyay Ardayda!
May 3, 2023 - Written by admin
Borama(Berberatoday.com)-Wasiirkii Hore ee Maaliyada Somaliya Cabdiraxmaan Bayle Ducaale ayaa lagu marti qaaday jaamcada camuud University halkaasi oo maamulka jaamacadu Kusoo dhaweeyeen.

