berberatoday.com
Shacabka Berbera Waxa Cunaha Lagu Hayaa Mishiinadii Dawlada Iyo Sollarkii Imaaraatka Carabtu Ugu Deeqay.
May 5, 2023 - Written by admin
Shacabka Berbera Waxa Cunaha Lagu Hayaa Mishiinadii Dawlada Iyo Sollarkii Imaaraatka Carabtu Ugu Deeqay.
Berbera(Berberatoday.com)-Laydhka Berbera 8 Subaxnimo Ilaa 5 Galabnimo Waxa Shiidaali Kagama Baxo Shirkadaha Maamula Warshada Laydhka Waxaanay Isticmaalaan Sollarkii 7 Mega Wat-ka Ahaa ee Dawlada Imaaraatka Carabtu Ugu Deeqday Shacabka Berbera.
Sollarka Ayaa Qiyaas Ahaan Loogu Talagalay In 50 Kun oo Guri Lagu Dabeeyo Sidii Laga Sheegay Xafladii Xadhiga Lagaga Jaraayay oo Qabsoontay 12 January 2021.
Sidoo Kale Khuburooyinka Electracity-ga Ayaa Iyaguna Sheegay Sollarka Shacabka Berbera Loogu Deeqay Hadii Si Quman Loogu Maamulo uu Noqon Doono Mid Qiime Ahaana Jaban Laydh Ahaana Ka Badan Berbera.
10-kaa Saacadood Wax Kharash Ahi Kama Baxo Ganacsatada uu Laydhkii Berbera Gacanta Ugalay ee Laysugu Daray Mishiinadii Dawlada Lahayd Iyo Solkarkii Shacabka Loogu Deeqay ee Ay Ahayd Inay Qiime Jaban Ku Helaan Maadaama oo Berberi Ka Cimilo Duwantahay Gobolada Kale ee Somaliland Guri Kastana Xadi Laydh oo Badan Laga Isticmaalayo.
Inkastoo Aanay Sollarku Layn Dab Kaydiye Hadana Way Ku Filantay Maalintii Intay Cadceedu Jirto Inay Dabka Siiso Shacabka Berbera oo Lagu Qiyaaso Guryaha Ama Suply-yada Dabku Kujiro 10 Kun Sida Aanu Xog Ku Helay.
Wasiir Sacad Cali Shire Ayaa Maalintii Xadhiga Laga Jaraayay Sollarka oo ahayd 12January 2021 Ayuu Ugu Baaqay Shirkadaha Gacanta Loo Galiyay Sollarka Inay Shacabka Berbera Laydhka Kaga iibiyaan 0.10 Maadaamoo Gacanta Loo Galiyay Hanti Shacabka Berbera Leeyihiin Halka Ay Iyaguna Hore Ubalan Qaadeen Inay Kaga Iibin Doonaan 0.30 Sanadkii 2019-ka Hadana Waxa Uu Marayaa 0.49 US Dollar Per Unit.
Berbera Medua Inc
Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews