berberatoday.com
Shil Gaadhi ka dhacay Jidka Isku Xidha Wajaale Iyo Kalabaydh Oo Sobobay Khasaare Dhimasho Iyo Dhaawacba Leh!
May 5, 2023 - Written by admin

Gabiley(Berberatoday.com)-Alle Ha,unaxariistee Laba Qof Ayaa Ku Geeriyooday Shil Gaadhi Oo Ka Dhacey Wadada U Dhaxeysa Wajaale Iyo Kalabeydh, Halka Sadex Qof oo Kale Ay Ku Dhaawacmeen, Kuwaasi oo La Geeyay Cusbitaalka Wajaale Laguna Dabiibayo Xaaladooda Alle Haw Boogo Dhayo/

Shilka Ayaa Dhacey Kadib Markii Sadex Gaadhi Ay Isku Dhaceen Oo Mid Ka Midi Ay Ahayd iskorogo Wadada Taalay.

Sidoo kale laba qof oo mayd ah iyo dhaawac ayaa goordhawayd lasoo gaadhsiiyay cisbitaalka magaalada gabiley.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews