Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumada Somaliland ayaa si adag uga soo horjeesatay tiro koob ay samaynayso somaliya kaasi oo haayadaha caalamiga ah qaarkood doonayeen in ay fuliyaan gudaha Somaliland.