Shil Gaadhi Sobobay Dhimasho Iyo Dhaawac Oo ka Dhacay Duleedka Bari Ee Magaalada Hargaysa. H
May 11, 2023 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Shil laba gaadhi oo isku dhacay caawa fiidkii wadada duleedka bari ee caasimada hargaysa ayaa sobobay khasaare iskugu jira dhaawac iyo dhimasho