Madaxwayne Biixi Oo Kulan La Yeeshay Xubnaha Gudida Doorashooyinka Iyo Arimaha Ay ka Wada Hadleen!
May 12, 2023 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweyne Biixi, ayaa maanta kulan la yeeshay guddida Doorashooyinka Somaliland. faahfaahin rasmiya lagama bixin natiijada kulanka balse wararka qaar ayaa sheegaya in madaxweyne Biixi, xubnaha guddida u sheegay in uu diyaariyay lacagtii Doorashada loona baahan yahay in hawlaha doorashada ururrada ay dedejiyaan.
