Afhayeenka Xisbiga Kulmiye Oo Eedo Culus Ujeediyay Madaxda Xisbiga Mucaaridka Somaliland
May 13, 2023 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Afhayeenka xisbi xakimka kulmiye cabdinaasir buuni ayaa sidii caadada uhayd eedo culus kula dul dhacay madaxa xisbiga mucaaridka isagoo ku eedeeyay in ay qayb kayihiin kicinta bulshada iyo kala qaybintooda.