Ciidamada Qaranka Jsl Oo Dagaal Saaka Dhexmaray Kooxaha Huwanta Ah Iyo Tirada Gaadiidka Ay Kaga Qabsadeen.
May 13, 2023 - Written by admin
Laascaanod(Berberatoday.com)-Dagaal ayaa saaka duleedka magaalada laascanood ku dhexmaray kooxaha huwanta ah eek u sugan gudaha magaalada aaga maraaga halkaasi oo cidamada qaranka Somaliland kaga qabsadeen gaadii dagaal oo tiradoodu gaadhay sedex gaadhi
Dagaalkan ayaa sheegin khasaaraha nafeed ee uu sobobay labada dhinacba.