berberatoday.com
Kala Qaybsanaanta Bulshada Somaliland, Cidda Kaliya Ee Ay Faa’iidada Utahay Waa Cadowga Somaliland!!! Waxa Qoray Eng.Xuseen Dayr
May 13, 2023 - Written by admin

Midnimadu waa awood iyo cudud shacab oo ay ummadi kaga guulaysan karto cid kasta oo jiritaankeeda cadow ku ah. Sida ay taariikhdu qirayso; Yuhuun, Cudud iyo Dareen midaysan ayay ummadda Somaliland kaga guulaysteen cadow kasta oo awood is bida oo halis ku ah jiritaankooda. Xaaladaha haatan ka taagan dalkeenu waxay u baahan yihiin in loo midoobo oo meel looga soo wada jeesto.

 

Kala qaybsanaanta bulshadu cid walba khasaare ayaa ugu jirta, cidda kaliya ee ay faa’iido ugu jirto waa cadowga Somaliland kaasoo jecel burbur aan ka soo kabasho lahayn oo ku dhaca Qaranka Jam Somaliland ee 32 jirsaday.

Haddaba, Midaynta iyo meel-u-wada-jeedinta bulshada waxa masuuliyadeeda koowaad leh Xukuumadda. Waxa loo baahan yahay in Xukuumaddu ay si dhab ah uga hawl gasho sidii ummadda Somaliland loo midayn lahaa, iyadoo kaashanaysa oo si dhaw ula shaqaynaysa Xisbiyada Siyaasadda, Ganacsatada, Madax Dhaqameedka, Culimada, cududa Dhallinyarada iyo Haweenka dalka.

Midaynta Ummadda Somaliland cid walba waa u dan, laakiin waxay u baahan tahay Garasho Sare !!

SOMALILAND HA NOOLAATO.

W/Q; ENG XUSEEN AADAN CIGE(XUSEEN DAYR)-

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews