Madaxseyne Muuse Biixi oo Safar Kadisa oo Jarmaade Ah Saaka Ku Tagay Magaalada Burco Iyo Ujeedada Socdaalkiisa
May 16, 2023 - Written by admin
Burco(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Jamahuuriyada Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo Wefti balaadhan uu hogaaminayo ayaa socdaal aan hore loosii shaacin oo jarmaade ah kutagay Magaalada burco ee Xarunta Gobolka Saaxil Saaka oo Bishu ahayd 16 May 2023-ka.