berberatoday.com
Sulaadiinta Beelaha Habar Awal Iyo Habar Yoonis oo Hargeysa Ku Yeeshay Shirar Ay Kaga Arinsanayaan Shaqaaqada Kasoo Cusboonaatay Hawdka Burco
May 16, 2023 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Sida aanu ku helay warar xogogaal ah Salaadiinta Beelaha Habar Awal iyo kuwa Habar Yoonis oo ilaa xalay shirar ku lahaa Magaalada Hargeysa ayaa kawada hadlaayay Sidii loo joojin lahaa xal waarana looga gaadhi lahaa shaqaaqada kasoo cusboonaatay Hawdka Gobolka Togdheer ee sababay dhimashada iyo dhawaca ka dhashay werarkii shalay kadhacay deegaanka Cali Saahid iyo kii Weerarkii Kale ee maanta kadhacay Degmada Qabri Gorod ee isaguna sababay dhimashada dhaawaca iyo boobka iyo gubitaanka hantida.

Wararkii udambeeyay ee aanu ka helay shirarkaas ay hogaaminayeen Suldaan Xasan Suldaan cabdilahi Suldaan Cabdiraxmaan Suldaanka guud ee Beelaha Habar awal iyo Suldaan Cismaan Suldaan Cali Madar ayaa laysku afgartay in la tago deegaamada shaqaaqadu ka dhacday waxaanay Isla galabta usoo amba baxeen iyagoo gaadiid badan wata dhinaca Magaalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer iyagoo Sulaadiinta ay Hogaaminayaan Labada Suldaan isla qaateen inaaanay cidna gurmad ka sugine ay hawshooda  dhaqan ahaan ku dhamaystaan go,aamo adagna kasoo Saaraan.

Sulaadiinta ayaa la filayaa inay isla caawa shirar kale iyo fadhiyo ku yeeshaan magaalada burco Saacadaha soo socdana u ambabaxaan degaamada shaqaaqadu ka dhacday

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews