berberatoday.com
Wasiirka Arimaha Dibada Jsl Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Kulamo La Qaatay Baarlamaanka Dalka Sweden Iyo Arimaha Ay Ka Wada Hadleen!
May 16, 2023 - Written by admin

Sweden(Berberatoday.com)-Wasiirka arimaha dibada Somaliland iyo wafti uu hogaamiyo oo safar ku jooga dalka Sweden ayaa kulamo la qaatay baarlamaanka dalka Sweden kuwaasi oo ay kala hadleen xidhiidhka Somaliland ee dalka Sweden iyo sidii ay iskaga kaashan lahaayeen mashariicda dalka Sweden ka fuliyo Somaliland.

Waftiga wasiirka arimaha dibada ayaa waxaa dalka Sweden kusoo dhaweeyay safiirka Somaliland ufadhiya dalka Sweden Ambasador Sakariye xasan Wacays oo isagu kazoo shaqeeyay safarka ay waftigani ku tageen dalka Sweden iyo kulamada ay la qaateen baarlamaanka Sweden iyo wasaarada arimaha dibada ee dalka Sweden.

Dhanka kale wasiirka arimaha dibada jsl ayaa booqasho ku tagay safaarada Somaliland ee dalka Sweden halkaasi oo uu safiirka Somaliland ufadhiya dalka Sweden uu warbixin la xidhiidha shaqada safaarada ku siiyay wasiirka iyo xidhiidhka ay la leedahay madaxda dalka sweden

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews